Shiinaha oo Deeq Gargaar ah soo gaarsiiyey Dowlada soomaliya”Sawirro

china

Dowlada Shiinaha ayaa Shixnad gargaara Soo Gaarsiisay dowlada Soomaliya oo loogu talagalay barakacayaasha Soomaaliyeed ee ay saameeyeen Abaaraha, Safiirka dowlaha Shiinaha Soomaaliya u fadhiya Qin Jian ayaa sheegey in gargaarkani uu ka kooban yahay booyadaha biyaha lagu keedsado, marakaneecooyin iyo teendhooyin.

Safiirka Shiinaha ayaa ku wareejiyey ku simaha wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ahna wasiir ku xigeenka wasaaradaas Cilmi Cumar Ceynsane ayaa sheegey in dadka abaaraha saameeyeen ee gudaha dalka ku barakacey inaan shixnadaan gaarsiin doono.
china

china

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.