Daawo:Wafdi Isugu jiro Wasiiro Sarakiil Ciidan Oo ka Socda Dowlad Gobaleedka Jubaland ayaa gaaray Garbaaharay

janan

Waxaa Magaalada Garbaaharay Gaaray Wafti Balaaran oo ay kamid yihiin Wasiirka Amniga Dowlad Goboleedka Jubbaland Cabdirashiid Janan,Wasiirka Arimaha Gudaha Jubbaland Darwiish ,Gudoomiyaha Gobolka Gedo Maxamed Maxmuud,Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka qebta 43aad ee Jubbaland iyo Taliyaha Nabad Sugidda Jubaland Khaalid.

Waftigaan ayaa waxaay kulamo La Qaateen Ciidamada iyo Bulshada Qaybaheeda kala Duwan ee Magaalada garbaaray.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.