Maamulka jamacada Ummada Faraceeda Galmudug ee Caabudwaaq ayaa uga Mahad celiyey dadkii kalinta wayn ka gaystay

Mamulki hore ee jamacada Galgaduud ee magalada Caabudwaaq oo hada noqotay jamacada ummadda fareceeda Galmudug ayaa maanta kulan ay yesheen waxay kaga warbixiyeen dadkii kalinta lixada leh ka qaatay ha ahaato Lacag loogu deeqay jamacada ama dhul labaxshay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.