Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: January 2018

magan

Magan Construction Company Hogaanka Maal-gashiga Gedo.

1st January 2018 admin 0

Iyadoo dhawaanahan ay degmada Baardheere kusoo badanayeen, kambaniyada maalgashi ee kashaqeeya, arimaha dib u dhiska deegaan, ayaa waxaa kambaniyadaas kuwa ugu firfircoon kamid ah kambaniga […]

No Image

Daawo+Sawiro=Axmed Madoobe oo burbur aan caadi ahayn ku wada Guryaha Shacabka Jubbaland iyo Jirdil loo gaystay Caruur iyo Haween

1st January 2018 admin 0

Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa waxuu Magaalada Kismaayo ee xarunta ku meel gaarka ah ee maamulka Juubaland intii mudo ah kawaday Buruburinta,dhaca, jirdilka shacabka Kismaayo […]

shambar

Xildhibaan Maxamed Nuur Shanbara oo ka soo qeybgalay shirweynaha shanta Shanbara”Sawiro”

1st January 2018 admin 0

Qaar ka mid ah qurba joogta Soomaaliyeed ee ka soo jeeda Jubbada Hoose iyo Jubbada Dhexe ayaa shir ay kaga tashanayaan sidii ay dalkooda maalgashi […]

shabab

Daawo:Alshabab oo dab qabadsiiyey saldhigii Booliska Ijara ee waqooyi bari Kenya

1st January 2018 admin 0

Xarakada Al-shabaab ayaa Weerar ku qaaday deegaanka Ijara ee ka tirsan Gaarisa ee waqooyiga Bari Kenya Kooda alshabab ayaa waxay geeysteen qasaro dhismo sida saldhigii […]

juxaa

labo Wafti oo ka socda Jubaland iyo Dowlad federalka ayaa soo gaaray Doolow”Sawiro”.

1st January 2018 admin 0

Waxaa Magaalada Garoonka Mgaalada Doolow ee gobolka Gedo Soo gaaray Wafti uu hogaaminaayo Wasiirka Arimaha gudaha soomaliya Cabdi farax Siciid Juxaa,wasiiro kuxigeen iyo xildhibaano dhanka […]

axmed madoobe

Akhriso Kala qaybinta Axmed Madoobe ku hayo dhalinyarada Jubbaland W/Q Axmed Isaxaaq Nuur

1st January 2018 admin 0

Waxa isi soo tarayo Faquuqa iyo isir safeynta uu  kawado Axmed madoobe  dhalinyarada asal ahaan ka soo jeeda Gobolka gedo wax shaqo ah kama helan […]

shaasha

Wariye Shaashaa oo Maalintii Shanaad u Xiran Madaxda Hirshabeele

1st January 2018 admin 0

Wariye Cabdi Shakuur Shaashaa oo ka mid ah Wariyayaasha ka howlgala Magaalada Jowhar ahna agaasimaha Idaacadda Cityfm ee Magaalada Jowhar  ayaa  Maalintii  Shanaad u  Xiran […]

xukun.gedotimes.com

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida oo maanta la horgeeyay dad loo heesto qaraxii ka dhacay Zoobe.

1st January 2018 admin 0

Waxaa Maanta Maxkamadda Ciidamada qalabka Sida ee Soomaaliya la horgeeyay 5 nin oo loo heysto Qaraxii 14-kii October- 2017 ka dhacay isgoyska Zoobe ee Magaalada […]

Al-Shabaab oo markale madaafiic ku Garaacay Degmada Waajid ee Bakool.

1st January 2018 admin 0

Dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa mar kale duqeeyay Saldhig ay Ciidamada Soomaaliya iyo kuwa Itoobiya ay ku leeyihiin Degmada Waajid ee gobalka Bakool. Goob joogayaal ayaa ii […]

Shabaab oo Madaafiic ku weeraray Saldhig Ciidan

1st January 2018 admin 0

Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya Degmada Waajid ee Gobolka Bakool Ururka Al-Shabaab, gaar ahaan guutada Madaafiicda ayaa tiro madaafiic ah waxa ay ku […]

Dowlada Soomaaliya oo sheegtay in Sanadkan 2018-ka ay wado qorsho lagu hagaajinayo Nidaamka Doorashada iyo Shuruucda Xisbiyada ka jira Dalka.

1st January 2018 admin 0

Eng, C/raxmaan Cumar Cusmaan Yariisow Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya  oo la hadlay SONNA ayaa sheegay in Xukuumadda Soomaaliya sanadka cusub ee 2018-ka qorsheyneyso iney ku […]

Guddoomiye Taabid oo xalay duleedka Muqdisho ku booqday Ciidamo ka tirsan Kuwa amaanka Soomaaliya.

1st January 2018 admin 0

Guddoomiyaha maamulka Gobalka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed ayaa xalay saqdii dhexe booqday Ciidamo ka tirsan kuwa amaanka oo saldhig ku leh deegaanka siinka dheer ee […]

lugahdeere

Madaxweyne Kuxigeenka Jubaland oo Qado Sharaf Usameeyey Cayaartooyda Jubaland

1st January 2018 admin 0

Madaxwayne kuxigeenka labaad ee jubbaland Suldaan lugo dheere ayaa qado sharaf u sameeyey xulka kubada Cagta ee jubbaland, xulkaan ayaa ku guulaystay koobka maamul goboleedyada […]

jamaal

Wasiirka Qorshaynta Somaliya Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Garoowe

1st January 2018 admin 0

Waxaa Magaalada Garoowe ee Caasumada Puntland lagu soo dhaweeyey wafti uu hogaaminaayey wasiirka Qorshaynta Soomaliya Jamaal Maxamed xasan iyo wafuud kale waftigaan aya kasoo kicitimay […]

Posts pagination

« 1 … 29 30

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes