Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: January 2018

gaas

Cali Xaaji Warsame oo dhaliilo u Jeediyay Madaxweyne Gaas

3rd January 2018 admin 0

Cali Xaaji warsame oo kamid ahaa Musharxiintii u tartameysay xilka Madaxwaynaha Soomaliya taas oo guusha at ku raacday Madaxwayne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa dhaliil kulul […]

shaah

Daawo:Ilaha uu dhalay Wariye Dulmidiid shaashaa ayaa codsaday in aabahood Xoriyadiisii loo soo daayo

3rd January 2018 admin 0

Wariye Cabdi Shakuur Shaashaa oo ka mid ah Wariyayaasha ka howlgala Magaalada Jowhar ahna agaasimaha Idaacadda Cityfm ee Magaalada Jowhar ayaa Maalintii Todobaad u Xiran […]

No Image

Raysal Wasaare Khayre Oo Darajooyin Kala Duwan Ku Taxay 192 Dhalinyaro Ciidan Ah

3rd January 2018 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali khayre ayaa ka qayb galay munaasabad loo sameeyay dufcad ka mid ah ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo dhameystay […]

No Image

Daawo:Somaliland oo sheegtay Wasiir Soomaaliya ah Yimid Carrada Soamliland

3rd January 2018 admin 0
far

Dhageyso:Senator Fartaag oo sheegay Kenya inay Boobtay Dhul Soomaliyeed

3rd January 2018 admin 0

Senator Cabduaahi Shiikh Ismaaciil Fartaag oo ka mid ahaa waftiigii tagay degmada Baladxaawo ee Gobolka Gedo si at usoo arkaan dhulka Soomaliyeed ee Dowlada Kenya […]

aqalka sare

Gudoomiyaha Aqalka sare Ma aqbali karno mana qaadan karno in Kenya xaduudeena qaadato si badda u sharciyeysato

3rd January 2018 admin 0

Gudoomiyaha Aqalka sare Cabdi xaashi Cabdulaahi ayaa sheegay inaan la aqbali karin mana qaadan karno in Kenya xaduudeena qaadato si badda u sharciyeysato waxaa kaloo […]

shakur

CabdiRaxmaan Cabdi Shakuur oo laga mamnuucay inuu dalka ka baxo

3rd January 2018 admin 0

Maxkamadda racfaanka oo maanta u fariisatay dacwadda loo haysto siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa go’aan ku gaartay in xeer ilaalinta qaranka loo fasaxo baaritaanka ay ku […]

juxaa

DEG-DEG+XOG:- Wafti Horu-dhac U Ah Safarka Madaxweyne Farmaajo Oo Garoowe Soo Gaaraya & Xog Ku Saabsan

3rd January 2018 admin 0

Magaalada Garoowe ee Caasimadda Dowlad Gobaleedka Puntland, Waxaa maalinimada Berrito oo Khamiis ah ku soo Wajahan Wafti uu Hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib […]

tabit

Duqa Muqdisho oo la kulmay Culimada Soomaaliyeed

3rd January 2018 admin 0

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Thaabit Cabdi Maxamed, ayaa xalay wuxuu kulan la qaatay Culimada ku nool Magaalada Muqdisho. Thaabit Cabdi Maxamed, ayaa […]

No Image

Waare oo kulamo la qaatay Guddiga Madaxa banaan ee Doorashooyinka

3rd January 2018 admin 0

Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Magaalada Jowhar kula kulmay xubno ay hogaamineyso Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka qaranka Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo Yareey). Madaxweyne waare […]

Kalfadhiga 2-aad ee Aqalka Sare oo maanta la soo xirayo

3rd January 2018 admin 0

Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta soo xiraya kalfadhigiisa 2-aad kaas oo socday muddo 6 bil ah. Kalfadhigan oo furmay […]

Al-Shabaab oo Saraakiil ka tirsan kenya ku dishay Magaalada Ceel-waaq.

3rd January 2018 admin 0

Dagaalamyaal Hubeysan oo la aaminsanyahay in ay ka Tirsanyihiin Al-shabaab ayaa Dilay Shan sargaal oo ka tirsan Booliiska Kenya waxayna gubeen Gaari ay Booliisku lahaayeen, […]

Golaha amaanka oo fadhi deg deg ah ka yeelanaya Rabshadaha ka socda Iran

3rd January 2018 admin 0

Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in ay qorshaynayso in ay isugu yeerto kulan degdeg ah oo ay yeeshaan golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay. Kulankani ayay dowladda […]

Aabaha dhalay Guddoomiyaha Maxkamadda CQS oo Muqdisho lagu dilay.

3rd January 2018 admin 0

Alle ha u naxariistee Koox hubeysan ayaa caawa magaalada Muqdisho ku toogtay Aabaha dhalay Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada 1-aad ee Ciidamada qalabla sida ee Soomaaliya. Dalka […]

beer

Beeraleyda Balcad oo Dib u Habeyn ku Sameeyay Keydka Biyaha Ee Balcad

3rd January 2018 admin 0

Posts pagination

« 1 … 27 28 29 30 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes