Cali Xaaji Warsame oo dhaliilo u Jeediyay Madaxweyne Gaas

gaas

Cali Xaaji warsame oo kamid ahaa Musharxiintii u tartameysay xilka Madaxwaynaha Soomaliya taas oo guusha at ku raacday Madaxwayne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa dhaliil kulul usoo jeediyey Madaxwaynha Maamul goboleedka Soomaliyeed ee Puntland waxuuna sheegay inuu Gaas ku fashilmay Hogaanka Puntland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.