Daawo:Ilaha uu dhalay Wariye Dulmidiid shaashaa ayaa codsaday in aabahood Xoriyadiisii loo soo daayo

shaah

Wariye Cabdi Shakuur Shaashaa oo ka mid ah Wariyayaasha ka howlgala Magaalada Jowhar ahna agaasimaha Idaacadda Cityfm ee Magaalada Jowhar ayaa Maalintii Todobaad u Xiran Madaxada ugu sareysa Maamulka Hirshabeele.

Wariye Dulmi Diid Shaashaa ayaanan la cadayn sababaha loo xiray ilaa iyo hadan lama keenin maxkamad, Wariyahaan waxaa waxuu u xiran yahay amar kazoo baxay Madaxda uGu sareeysa Hirshabeel, Hadaba ilamaha uu dhalay Wariye Shaashaa oo kusoo booqday Xabsiga ayaa waxay aka codsadeen Madaxda Hirshabeele in aabahood Sharuud la’aan loo soo daayo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.