Dhageyso:Senator Fartaag oo sheegay Kenya inay Boobtay Dhul Soomaliyeed

far

Senator Cabduaahi Shiikh Ismaaciil Fartaag oo ka mid ahaa waftiigii tagay degmada Baladxaawo ee Gobolka Gedo si at usoo arkaan dhulka Soomaliyeed ee Dowlada Kenya ku hayso Boobka ayaa Golaha aqalka sare ka hor sheegay in Shacabka ku nool Degmada Baladxaawo ay noo sheegayn in ay Kenya dhulkeeeda ku darsatay 790 Guri oo markii hore ku yiilay Gudaha Soomaaliya ee Baladxaawo.

Booqashada Waftigan Baladxaawo tagay waxaa ay ka dhalatay kaddib markii Ciidamada Kenya oo taangiyo wata ay billaabeen in gudaha Baladxaawo ay dhisme sharci darro ah ka sameeyaan taas oo shacabka Degmada Baladxaawo ka horyimaadeen ayakoo ku hubaynsan dhagaxaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.