Gudoomiyaha Aqalka sare Ma aqbali karno mana qaadan karno in Kenya xaduudeena qaadato si badda u sharciyeysato

aqalka sare

Gudoomiyaha Aqalka sare Cabdi xaashi Cabdulaahi ayaa sheegay inaan la aqbali karin mana qaadan karno in Kenya xaduudeena qaadato si badda u sharciyeysato waxaa kaloo xubnaha aqalka sare sheegeen inay waxay kawado xuduuda tahay Boob iyo dhac

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.