Aabaha dhalay Guddoomiyaha Maxkamadda CQS oo Muqdisho lagu dilay.

Alle ha u naxariistee Koox hubeysan ayaa caawa magaalada Muqdisho ku toogtay Aabaha dhalay Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada 1-aad ee Ciidamada qalabla sida ee Soomaaliya.

Dalka ayaa ka dhacay xaafadda suuq Boocle ee degmada Dharkeynlay ee Gobalka Banaadir waxaana hada socda Baaritaano arintaas la xariira.

Marxuumka la dilay ayaa lagu magacaabaa Nuur Cali Shuute, waxa uuna dhalay Guddoomiyaha Darajada 1-aad ee Maxkamadda Ciidamada qalab sida ee Soomaaliya Xasan Nuur Cali Shuute.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.