Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: December 2017

Mareykanka oo go’aan ka gaari doona lahaanshaha Qudus

2nd December 2017 admin 0

Saraakiisha dalka Mareykanka ayaa sheegay in ay u badantahay in madaxweyne Trump uu toddobaadka soo socdo ku dhawaaqi doono tallaabada xigta ee ku aadan in […]

Baaritaano adag oo maanta ka socda Muqdisho

2nd December 2017 admin 0

Ciidamada dowladda ayaa wadooyinka Magaalada Muqdisho, waxa ay ka wadaan hawlgal baaritaan gaadiidka ah, iyadoo la dareemaayo feejignaan dhanka ammaanka ah. Wadada dheer ee Maka […]

jubalad

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe iyo masuuliyiin aan horay uraaci jirin ayaa Muqdisho soo gaaray

2nd December 2017 admin 0

Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Jubbaland iyo wafti balaran oo lasocday ayaa Maanta yimid Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya,waxaana lagu soo dhaweeyay […]

Madaxtooyada Jubbaland oo War ka soo saartay Socdaalka M/weyne Axmed Madoobe

2nd December 2017 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya. Wafdiga Madaxweynaha ayaa ka koobna labada gole iyo […]

cabdiqaadir

Daawo:Aabe dadiisa tahay 58 Sanno jir oo maalin kasta Shaqeeya In ka badan Tobon Saacadood .

2nd December 2017 admin 0

Waxaa Soomaliya Ka jirta Shaqo La’aan baahsan taas oo sababtay in Qofkasta isku dayo sidii uu nolol maalmeedkiisa usoo saran lahaa Aabe Cabdiqaadir Cabdi Maxamed […]

Gudoomiyaha Gobalka Shabeelaha Dhexe oo degmada cadale u tagay ka qeyb galka shir lagu heshiisiinayo beelo dagaalamay.

2nd December 2017 admin 0

Gudoomiyaha gobalka Shabeelaa Dhexe Axmed Meyre makaraan  ayaa xalay ku hoyday degmada caddale ee gobalka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegay in Maanta shirka lagu heshiisiinayo Beelihii […]

No Image

Madaxweyne Gaas oo ka hadlay duqeyn mareykanka ay ka fuliyeen gobalka bari iyo Xanibaada ka taagan dekeda Boosaaso.

2nd December 2017 admin 0

Madaxweynaha maamulka puntland cabdi weli maxamed cali gaas oo wareysi siinaayay BBCda ayaa sheegay inuu soo dhaweynayo duqeymaha diyaaradaha mareykanka ay ka fuliyeeen deegaan hoostaga […]

Shir looga hadlayay Howlgalka AMISOM oo ka dhacay Addis Ababa

2nd December 2017 admin 0

Guddiga Isku-xirka Hawlgallada Milatari ee MOCC iyo Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa Magaalada Addis Ababa ku qabtay Shir looga hadlaayay Howlgalka Midowga Afrika […]

Wasiirkii 3-aad oo iska iscasilay Hirshabeelle

2nd December 2017 admin 0

Wasiiru Dowlaha Wasaarada arrimaha gudahaa Hirshabeelle Yuusuf Cali Cilmi ayaa ku dhawaaqay in uu iska casilay xilka uu u magacaabay Madaxweyne Waare Arbacadii ina soo […]

Guddiga Miisaaniyadda golaha Shacabka oo la tashanaya Shacabka

2nd December 2017 admin 0

Guddiga Miisaaniyadda , Maaliyadda iyo qorsheynta ee golaha Shacabka ayaa Maanta Magaalada Muqdisho ku qabanaya Kulan dhageysi dadweyne ah. Kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay […]

No Image

Cabsi soo wajahday Shacabka ku nool tuulooyin hoostaga cadaado,kadib shabaab badan oo gaaray tuuloyinkaasi.

2nd December 2017 admin 0

Wararka Naga Soo gaaraya tuulooyin hoostaga degmada cadaado ee gobal;ka galgaduud ayaa sheegaya in cabsi badan ay xalay iyo ilaa iyo saakay ay soo wajahday […]

Alshabab

Ciidamada xoogga oo la wareegay degaano hoos yimaado gobalka hiiran oo ay ku sugnaayeen Al-Shabaab.

2nd December 2017 admin 0

Sida ay Sheegayaan Wararka Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Jabuuti ee ku sugan Gobolka Hiiraan ayaa dagaalamayaasha Al-shabaab waxaa ayna  kala wareegeen degaano iyo tuulooyin  […]

robow

Sheekh Muqtaar oo xalay la kulmay masuuliyiin ka tirsan koofur galbeed.

2nd December 2017 admin 0

Wararka saakay laga helayo magaalada baydhabo ee xarunta gobolka baay sidoo kalena xarun KMG ah u ah maamulka koonfur galbeed ayaa waxaa ay sheegayaan in […]

diyarada

Daawo 19 Sano kadib oo Diyaradaha Bilaabeen isticmaalka Garnka diyaradaha Qansah Dheere

2nd December 2017 admin 0
hiv

Magaalada qardho oo Laga Xusay maalinta Cudurka HIV Aids

2nd December 2017 admin 0

Magaalada Qardho ee Xarunta Gobolka Karkaar ayaa waxaa laga xusay Maalinta Caalimga ee HIV AIDS oo Caalamka Laga xuso waxaana Munaasabadaan kazoo qayb galay qaybaha […]

Posts pagination

« 1 … 34 35 36 37 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes