Wasiirkii 3-aad oo iska iscasilay Hirshabeelle

Wasiiru Dowlaha Wasaarada arrimaha gudahaa Hirshabeelle Yuusuf Cali Cilmi ayaa ku dhawaaqay in uu iska casilay xilka uu u magacaabay Madaxweyne Waare Arbacadii ina soo dhaaftay.

Sababta uu xilkan isaga casilay ayuu ku sheegay Wasiirka, kadib hadal uu siiyay Warbaahinta gudaha in ay tahay inuusan ku qanacsaneyn xilka loo magacaabay.

Sidoo kaleĀ Arbacadii oo aheyd maalinkii lagu dhawaaqay liiska Golaha Wasiirada Hirshabeelle waxaa is casilay Wasiiru Dowlihii Wasaaradda Boostada & Isgaarsiinta Hirshabeelle Ismaaciil Maxamed Culusow, ka dib markii uu sheegay inaanan lagala tashan xilkaasi.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.