Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe iyo masuuliyiin aan horay uraaci jirin ayaa Muqdisho soo gaaray

jubalad

Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Jubbaland iyo wafti balaran oo lasocday ayaa Maanta yimid Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya,waxaana lagu soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho ee Aadan Cadde.

Waftiga Madaxwayneha Jubbaland waxaa ku waheliyey Kaliil iyo Cabdirishiid janan oo marnaba Axmed Madoobe Shirar kala qayb galin lamana garanaayo baahida hada keentay inuu axmed madoobe horey usoo wato masuuliyiintaan

Madaxweynaha Jubbaland ayaa Muqdisho u yimid inuu ka qeyb galo Shirka Golaha Amniga Qaranka oo 4-December ka furmi doona Madaxtooyada Soomaaliya.
Sidoo kale waxaa Muqdisho imaan doona Madaxweyneyaasha Maamul Gobolleedyada oo iyaguna ka qeyb geli doona Shirka Golaha Amniga Qaranka oo Muqdisho ka furmi doona 4-December sida uu Qorshuhu yahay.

juba jubal

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.