Magaalada qardho oo Laga Xusay maalinta Cudurka HIV Aids

hiv

Magaalada Qardho ee Xarunta Gobolka Karkaar ayaa waxaa laga xusay Maalinta Caalimga ee HIV AIDS oo Caalamka Laga xuso waxaana Munaasabadaan kazoo qayb galay qaybaha Kala duwan ee Bulshada, Marti sharaftii halkaas isugu timid ayaa waxaa looga hadlay Dhibka uu lee yahay HIV iyo sidii looga hortagi lahaa Cudurka Cudaankaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.