Daawo:Aabe dadiisa tahay 58 Sanno jir oo maalin kasta Shaqeeya In ka badan Tobon Saacadood .

cabdiqaadir

Waxaa Soomaliya Ka jirta Shaqo La’aan baahsan taas oo sababtay in Qofkasta isku dayo sidii uu nolol maalmeedkiisa usoo saran lahaa Aabe Cabdiqaadir Cabdi Maxamed ayaa wuxuu magaalada Kismaayo wareejiyaaa alaabaha isagoo usoo cadeeya Ganacsatada waxuuna shaqeeyaa ilaa 10 saac maalintii sida uu usheegay TVga Jubbaland.

Cabdiqaadir oo kunool xeryaha Barakacayaasha waxaana u jooga qoys ka kooban Shan qof waxuuna maalintii soo gala 5 Doolar waxuuna sheegay inaysan ku filayn lakiin intii uu baryootami lahaa uu iska shaqeynsanayo, waxaa kaloo Jira dad badan oo garab rarato ah si at nolashooda uga raadsadaan

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.