Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: December 2017

No Image

Daawo:Khudbadda madaxweyne Farmaajo shirka Amniga qaranka ee muqdisho ka furmay

4th December 2017 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyay furitaanka Wejiga labaad ee shirkii London ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay go’an […]

barlamanka

Daawo:Baarlamaanka Somaliya Oo Cod Gacan Taaga U Qaaday Xubinta Ka Tirsan Golaha Shacabka

4th December 2017 admin 0

Kalfadhiga labaad kulankiisa 34-aad ee Mudanayaasha golaha Shacabka  waxaay ugu horeyn u codeeyeen Xildhibaan hore Muumina Sheekh Cumar oo ka mid noqoneysa gudiga Madaxa banaan […]

shari

Daawo:Madaxwayne Shariif oo Sheegay Inaan lajoogin xiligii Ay Amisom Bixilahayd

4th December 2017 admin 0

Madaxweynaha maamulka Koonfur galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sheegay in xiligaan aan la joogin waqtigii ay ciidamada AMISOM ka bixi lahaayeen Soomaaliya sababtoo ah […]

xidig

Daawo:Xildhibaan Xidig oo Kahoryimid qurbajoogata Dalka kusoo Noqonaynsa

4th December 2017 admin 0
No Image

Madaxdii Galmudug iyo Ahlu suna oo Muqdisho soo Gaaray”Sawiro”

4th December 2017 admin 0

Magaalada Muqdisho waxaa maanta soo gaaray madaxda Galmudug iyo Ahlusuna oo dhawaan heshiis hordhac ah ku gaaray Dalka Jabuuti waxaana hada haray dhameestirka heshiiska oo […]

Daawo:Isha kaliya ee ay lahayd Puntland oo iska riday

4th December 2017 admin 0

Maamulka Goboleedka Soomaliyeed ee Puntlanad ayaa waxaa kaliya ee aad ugu tiirsanaa ay tahay Dekada Boosaaso waana insha kaliya ee u iftiimaysay waxaana ka riday […]

barlaman

Golaha shacabka oo ansixiyay Xubin ka mid noqon doonta Guddiga madaxa banaan ee hirgelinta iyo dib u eegista dastuurka

4th December 2017 admin 0

Xildhibaanada Baarlamaanka Jamuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta kulankoodii caadiga ahaa ku yeeshay xarunta Golaha shacabka ayaa ansixiyay xubin ka mid noqon doonta  Gudiga madaxa banaan […]

AKHRISO: Nuxurka Khudbadaha laga jeediyay Wejiga Labaad ee shirka London

4th December 2017 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo oo shir guddoominaya Wejiga Labaad ee shirkii london oo maanta si rasmi ah uga furay Muqdisho ayaa ka […]

Hay’adda WHO oo Dalbatay Malaayiin Dollar si wax looga qabto Xaaladda Caafimaad daro ee ka jirta Soomaaliya

4th December 2017 admin 0

Hay’adda Caafimaadka Aduunka ee WHO ayaa sheegtay in ay Heeysato Gaabis dhaqaale islamarkaana ay u baahantahay 5 Million oo Dollar si ay wax uga Qabato […]

Qarax Gaari oo ka dhacay Xarunta Vila Baydhabo Ee Magaalada Muqdisho

4th December 2017 admin 0

Wararka aan ka helnay Xarunta Vila Baydhabo Ee Magaalada Muqdisho oo Fariisin u ah Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in Goor Dhow uu ka […]

Sawiro”Madaxweyne Farmaajo oo furay Shirka Amniga Qaranka

4th December 2017 admin 0

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed ayaa furay Shirka Amniga Qaranka. Madaxweynaha oo halkaasi ka jeediyay khudbad waxaa uu ka hadlay qodobo ay ka mid […]

dhaay

Daawo:Wasiirka Xanaannada xoolaha Jubaland oo baarlamaanka hortagay

4th December 2017 admin 0

Wasiirka Wasaarada xanaannada xoolaha Jubaland Mudane Maxamed Nuur Buule Dhaay ayaa baarlamaanka Jubbaland hortagay wasiirka ayaa waxuu barlamaanka ka hor aqriyey waxii u qabsoomay wasarada […]

No Image

Wadooyinka Muqdisho oo maanta xidhan

4th December 2017 admin 0

Qaar ka mid ah wadooyinka magaalada Muqdisho ayaa saakay xiran waxaana dadka iyo Gaadiidka ay isticmaalayaan wadooyin qarada jeex. Inta badan magaalada ayaa xiran waxaana […]

Duqa Muqdisho “Talaabo ayaa laga qaadaa cidii lagu helo Musuq Maasuq”

4th December 2017 admin 0

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Thaabid Cabdi Maxamed ayaa sheegay in ay si adag ula dagaalamayaan musuq maasuqa. Waxa uu sidoo kale sheegay in […]

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo maanta kulan yeelanaya

4th December 2017 admin 0

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa maanta kulan ku yeelanaya Xaruntooda Magaalada Muqdisho, sida xalay lagu soo wargeliyay Mudanayaasha Baarlamaanka. Xildhibaanada ayaa waxa ay ansixin doonaan Xubin […]

Posts pagination

« 1 … 31 32 33 … 37 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes