Wadooyinka Muqdisho oo maanta xidhan

Qaar ka mid ah wadooyinka magaalada Muqdisho ayaa saakay xiran waxaana dadka iyo Gaadiidka ay isticmaalayaan wadooyin qarada jeex.

Inta badan magaalada ayaa xiran waxaana la sheegay in loo xiray Shirka amniga ee ka socda magaalada Muqdisho, Shacabka muqdisho ayaa sheegaya in ay dhib badan ku qabaan wadooyinka xiran waxaana saakay la arkayaa dad lugeynaya meelaha xiran.

Shirkaan ayaa lagu wadaa in qaato ugu yaraan Labo maalmood waxayna dadka kuu sheegayaan in ay aad ugu adagtahay xirnaan-shiyaha wadooyinka

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.