Daawo:Madaxwayne Shariif oo Sheegay Inaan lajoogin xiligii Ay Amisom Bixilahayd

shari

Madaxweynaha maamulka Koonfur galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sheegay in xiligaan aan la joogin waqtigii ay ciidamada AMISOM ka bixi lahaayeen Soomaaliya sababtoo ah ciidamada Soomaaliyeed ma dhisa awoodna malahan sidaasi darteedna aanay macquul ahayn in shacabka Soomaaliyeed sidan looga tago ayuu yiri .

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.