Daawo:Baarlamaanka Somaliya Oo Cod Gacan Taaga U Qaaday Xubinta Ka Tirsan Golaha Shacabka

barlamanka

Kalfadhiga labaad kulankiisa 34-aad ee Mudanayaasha golaha Shacabka  waxaay ugu horeyn u codeeyeen Xildhibaan hore Muumina Sheekh Cumar oo ka mid noqoneysa gudiga Madaxa banaan ee la socodka iyo dib u Eegista Dastuurka Dalka,waxaana ogolaatay 158 mudne oo ka mid aheyd 159-ka xildhibaan  fadhiga maanta soo xaadiray waxaana diiday hal mudane mana jirin cid ka aamustay sida uu natiijada codeynta uu ugu dhawaaqay Gudoomiyaha golaha Shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo kulanka shir gudoominayay

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.