Daawo:Khudbadda madaxweyne Farmaajo shirka Amniga qaranka ee muqdisho ka furmay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyay furitaanka Wejiga labaad ee shirkii London ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay go’an tahay dhismaha Ciidan Qaran oo tiro iyo tayo ahaanba ku filan iney amniga kala wareegaan Ciidanka Nabad ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM).
Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa sheegay in shacabka Soomaaliyeed ay u mideysan yihiin la dagaalanka Al-Shabaab,isagoona beesha caalamka ugu baaqay iney doorkooda ka soo dhalaalaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.