Khudbadda Madaxweyne Xaaf shirka amnga qaranka ee Mudisho ka furmay

xaaf

Axmed Ducaale Geele Xaaf,madaxweynaha Galmudug oo khudbad ka jeediyay shirka ayaa sheegay in Al-Shabaab iyo Burcadbadeeda awooda la wiiqay,isagoo hadalkiisa intaasi ku daray in Galmudug ahaan guul ay ka gaareen shirkii wada hadalka ee ka dhacay dalka Jabuuti,isagoo carabka ku dhuftay in dhawaan ay tagayaan magaalada Dhuusa-mareeb.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.