Daawo:Khudbadda Madaxweyne Axmed Madoobe shirka Amniga qaranka ee Muqdisho ka furmay

axmed madoobe

madaxweynaha Jubbaland Axed Madoobe oo isna ka hadlay Wejiga Labaad ee shirkii London ayaa tilmaamay iney muhiim tahay in la dhaqan geliyo go’aamada ka soo baxa shirkan,wuxuuna sheegay in Jabbaland ahaan culeyska heysta uu yahay in Horjoogayaasha Kooxda Argixisada gabaad ay ka dhigtaan deegaanada Jubbaland loona baahan yahay in laga xoreeyo guud ahaan dalka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.