Daawo:Isha kaliya ee ay lahayd Puntland oo iska riday

Maamulka Goboleedka Soomaliyeed ee Puntlanad ayaa waxaa kaliya ee aad ugu tiirsanaa ay tahay Dekada Boosaaso waana insha kaliya ee u iftiimaysay waxaana ka riday Madaxwayne Gaas kadib Markii uu ku wareejiyey dekada Boosaaso shirkad laga lee yahay dalka Imaaradka Carabta.

Ganacsatada Magaalo xeebeedka Boosaaso ayaa waxay sheegen on dadkii ay wali xiran tahay maciishadiina ay kor u kacday loona baahan yahay in Puntland lasamata Bixiyo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.