Madaxdii Galmudug iyo Ahlu suna oo Muqdisho soo Gaaray”Sawiro”

Magaalada Muqdisho waxaa maanta soo gaaray madaxda Galmudug iyo Ahlusuna oo dhawaan heshiis hordhac ah ku gaaray Dalka Jabuuti waxaana hada haray dhameestirka heshiiska oo lafilaayo inuu ka dhaco magaalada Muqdisho iyo dhuusamareeb, Masuuliyiintaan waxaa Garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyay qaar kamida masuuliyiin dowlada iyo kuwa ka socda Galmudug.
gal

galmudg

galmudg

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.