Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: November 2017

deg

War deg deg ah -: Golaha Wasiirada ee Hirshabeelle oo lagu dhawaaqay.

29th November 2017 admin 0

Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Goor-dhaw ku dhawaaqay Golahiisa Wasiirada oo maalmahaan la hadal haayay. Golaha wasiirada ee Hirshabeelle ayaa ka kooban 20 Wasiir […]

No Image

Dhalashada Bisha uudhashey nabigeena Muxamed NNKH ayaa lagu qabtay Mac’hadka Cumar Binu-khadaab ee magaalada Caabudwaaq.

29th November 2017 admin 0

Waxaa Magalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud lagu qabtay Munaasabad lagu soo dhaweynayay Dhalashada Bisha uudhashey nabigeena Muxamed NNKH waxayna ka dhacday Munaasabadan Mac’hadka Cumar Binu-khadaab […]

shabab

Al-Shabaab oo weeraray Ciidan ka tirsan Booliiska Kenya.

29th November 2017 admin 0

Dagaalamayaal ka tirsan Al-shabaab ayaa weerar ku qaaday Ciidan ka tirsan Booliska Dalka Kenya sida ay maanta baayihiin warbaahinta Kenya. Al-shabaab ayaa wadada u galay […]

farmajo

Madaxweyne Farmaajo oo maanta u Ambabaxayo Dalka Ivery Coast

29th November 2017 admin 0

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa lagu wadaa in maanta uu ambabaxo Dalka Iver coast ee Galbeedka qaaradda africa halkaas uu kaaga soo qeyb gali […]

Raggii Garasbaalay ku dilay Haweeney waayeel ah oo la qabtay

29th November 2017 admin 0

Guddoomiyaha Deegaanka Garasbaalay C/raxmaan Garyare ayaa sheegay in la soo qabtay rag looga shakisan yahay in ay ka tirsan yihiin kooxdii habeen hore Garasbaalay ku […]

Galmudug oo wado qorshihii ay ugu hortagi laheyd Shabaabka ku soo qul-qulaya deganada galmudug.

29th November 2017 admin 0

Wasiirka ku xigeenka Amniga ee Maamulka galmudug Mahad Xasan Maxamed oo la hadlay Idaacadda kulmiye ayaa sheegay in Dagaalamayaal badan oo ka tirsan Al-Shabaab ay […]

Golaha wasiirada hirshabelle oo la sheegay in 48 saac gudahooda lagu dhawaaqi doono.

29th November 2017 admin 0

-Wararka naga soo gaaraya magaalada jowhar ee gobalka shabeelaha dhexe ayaa sheegaya in madaxweynaha hirshabelle uu wado qaban-qaabadii ugu dambeysay ee lagu soo  magacaabayo golaha […]

jawari

Daawo:Gudoomiyaha golaha wakiilada Qaranka Jabuti ayaa ku Noqday dalka Jabuuti

29th November 2017 admin 0

Wafdi uu hogaaminayo gudoomiyaha golaha Wakiillada Qaranka Jamhuuriyadda Jabuuti oo maalmahan booqasho rasmi ah ku joogay dalka Soomaliya ayaa ka ambabaxay Muqdisho iyagoo ku sii […]

awxirisi

Daawo:Wasiirka Cadaaladda, dastuurka iyo arrimaha diinta Aadan Ibraahim Aw Xirsi ayaa hortagay baarlamaanka Jubbaland

29th November 2017 admin 0

Wasiirka cadaaladda, dastuurka iyo arrimaha diinta dowlad gobaleedka Jubbaland Aadan Ibraahim Aw Xirsi ayaa hortagay baarlamaanka Jubbaland waxaana su’aalo laga weydiiyay waxqabadkii wasaaradda. Wasiir Aadan […]

xaj

Daawo:Xuska Mowliidka Nabiga NNKH Ayaa Lagu Qabtay Degmada BalanBale

28th November 2017 admin 0

Munaasabad lagu xusaayo Bisha Mowliidka ayaa waxaay ka dhacaday Degmada Balanbale ee Gobolka Galgaduud, munaasabadaan ayaa waxaa ka qayb galay Ugaas Barre aadan Taakooy,Gudoomiyaha Degmada […]

cabdulaahi

Daawo:Dowlada Nabad iyo Nolol oo Guri uu lahaa Madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf ayaa maanta Gobolka banaadir dib ugu soo celiyeen

28th November 2017 admin 0

Allaha Unaxariisto Madaxwaynihii Hore ee Soomaliya Cabdulaahi yuusuf guri uu lahaa ayaa maanta Gobolka Banaadir ku wareejiyeen eheladiisii, Maamulka Gobolka Banadir ayaa sheegay in cidkasta […]

No Image

Daawo+Sawiro:Madaxwaynaha Soomaliya oo kaqayb Caleema saarkii Madaxwaynaha Kenya

28th November 2017 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta ka qayb galay caleemo saarka Madaxweynaha Kenya Uhuru Muigai Kenyatta oo ka dhacay Magaalada Nairobi […]

khaalid

Dilkii Baylood iyo Halka uu Ku Dambeeyey

28th November 2017 admin 0

3. 11.2017. Ayay ahayd Markii Weerar Qorshaysnaa oo uu soo abaabulay taliyaha Nabadsugida Jubaland Khalid Abdullahi kuna socday saraakiil ay Kamid ahaayeen Taliye Kuxigeenka nabad […]

qadar

Daawo:Heshiiska Sanduuqa Horumarinta Qadar Ayaa Maanta Lagu Kala Saxeexday Muqdisho

28th November 2017 admin 0
qadar

Dhageyso:Qadar oo Soomaliya ku maal galinaysa 200 Milyan Dollar iyo Cadowgii Soomaliya OO Niyad Jab Ku dhacay

28th November 2017 admin 0

Wafddi ka socda Dowladda Qadar ee maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ayaa heshiis kala saxiixdeen Dowladda Soomaaliya waxaana ay dowladda Qadar ku maal galinaysaa Soomaliya […]

Posts pagination

« 1 2 3 4 … 33 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes