Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: August 2017

madi

Daawo:Raysawasare kuxigeenkii Soomaliya oo furay shirkii xal uhelida qaaxootiga

28th August 2017 admin 0

War Qoraal ah oo ka soo Baxxay wasaarada Ganacsiga iyo Warshasdaha Dowlada Somaliya ( DAAWO SAWIRADA)

28th August 2017 admin 0

Warmurtiyeed ka soo Baxay Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha Somaliya oo ay ku saxiixan tahay wasiirka Wasaaradaasi Khadra Axmed Ducaale oo Nuqul ka mid ah ay […]

Dawlada Qatar oo Sheegtay in ay Sii Wadi Doonto Deeqaha ay Siiso Dowlada Soomaaliya

28th August 2017 admin 0

Hay’adaha deeqaha dalka Qatar ayaa sheegay in adeego caafimaad oo lacag la’aan ah in ay gaarsiiyeen deegaanada baadiyaha ah ee abaaruhu ku dhufteen. War saxaafadeed […]

Akhriso:-Aqalka Sare oo Guddi u Xil Saaray Weerarkii Ka Dhacay Deegaanka Bariire

28th August 2017 admin 0

Guddoonka Golaha aqalka sare ee baarlamaanka Federaalka Soomaliya ayaa labo guddi oo ka tirsan guddiyada aqalka sare u xilsaaray weerarkii ka dhacay deegaanka Bariire ee […]

Shir looga hadlaayo arimaha Qaxootiga oo Muqdisho ka Furmay

28th August 2017 admin 0

Xarunta shirar Xalane ee magaalada muqdisho ayaa maanta waxaa ka furmay shirweynaha qaran ee sidii xalwaara loogu heli lahaa Xootiga dalka kusoo laabanaya. Shirweynahaan oo […]

ducale

Guddigii Loo Xil Saaray Dhacdadii Deegaanka Bariire oo Gaaray Deegaankaas

28th August 2017 admin 0

Deegaanka bariire ee Gobolka Shabeelaha hoose waxa maanta gaaray Guddigii Dowladda Federaalka Soomaliya ay u xilsaartay in ay warbixin ka keenaan weerarkii lagu laayay dad […]

puntland

Dhageyso:Taliyihii Boliiska Puntland oo ka hadlay Xilka qaadis lagu sameeyey

28th August 2017 admin 0

Taliyaha Booliska Maamulka Puntland C/Qaadir Shire Faarax (Ereg) ayaa goordhow shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Garoow ee Xarunta Maamulka Puntland,ayaa sheegay in shaqo joojinta uu […]

Dowladda oo Shaacisay Xiliga Muqdisho Laga Maamuli Doono Hawada

28th August 2017 admin 0

Dowladda Soomaaliya ayaa dadaal xoogan ugu jirta sidii loo horumarin lahaa adeegyada dhanka duulimaadyada ee dalka, iyo maamulka hawada Soomaaliya, maadaam haatan dalka uu dib […]

Nin Xaaskiisa Si Naxariis daro ah ugu Dilay Gobolka Sanaag

28th August 2017 admin 0

Ciidamada amaanka Maamulka Puntland ayaa gacanta ku dhigay nin hubeysan oo si naxariis daro ah Xaaskiisa ugu dilay Deegaanka Fiqu filiye ee Gobalka Sanaag. Ninkaan […]

Diyaarad Duqeysay Magaalo Xeebeedka Caluula+Dhageyso

28th August 2017 admin 0

Wararka ka imaanaya Magaalo Xeebeedka Caluula ee gobolka Gardafuu ee Puntland ayaa ku waramaya in diyaarad dagaal ay saakay deegaankaas duqeyn ka geysatay. Mid kamid […]

koonfur

K/Galbeed oo Dowlada Soomaaliya ka dalbaday in laga Tala giliyo Weerarada Sh/Hoose

28th August 2017 admin 0

Maxamed Xasan Fiqi Wasiirka Beeraha iyo Waraabka ee Maamulka K/Galbeed oo warbaahinta kula hadlay magaalada Baydhabo ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya laga doonaayo in ay […]

lacag

Caabudwaaq:Ururka Hirda Oo Deeq Lacaga Ugu Deeqay Ganacsatada Yaryar

28th August 2017 admin 0

Ururka Hirda ayaa Haweenka Ganacsiga yar ku haysta Magaalada Caabudwaaq Gudoonsiiyay Deeq lacag si ay kor ugu qaadaan ganacsigooda Waxaana halkii Qof la siiyay $500 […]

Akhriso:-Taliyihii Ciidamada Booliiska Puntland, oo Shaqo Joojin Lagu Sameeyay

28th August 2017 admin 0

Wareegto kasoo baxday madaxweyne ku-xigeenka Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha,  Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey ayaa shaqadii looga joojiyay taliyihii ciidamada Booliiska Puntland, Cabdulqaadir Farax Shire […]

No Image

Maamulada Khaatumo State iyo Somali-land oo Heshiis Wada Gaaray

28th August 2017 admin 0

Xubnaha wada hadalka maamulada  Khaatumo State iyo Somaliland ayaa heshiis kuwada gaaray magaalada Hargeysa waxaa ay ka soo saareen qodobo toban ah. Wasiirka arrimaha maamulka […]

No Image

Daawo:Duulimaadkii Buuhoodle Muqdiho oo si joogta ah ubilowday

28th August 2017 admin 0

Posts pagination

« 1 … 4 5 6 … 30 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes