Caabudwaaq:Ururka Hirda Oo Deeq Lacaga Ugu Deeqay Ganacsatada Yaryar

lacag

Ururka Hirda ayaa Haweenka Ganacsiga yar ku haysta Magaalada Caabudwaaq Gudoonsiiyay Deeq lacag si ay kor ugu qaadaan ganacsigooda Waxaana halkii Qof la siiyay $500 oo doolar (Shan boqol oo doolar) Hirda markasta Bulshada way garab taagan tahay waana ay muuqataa waxqabadkeeda Caabudwaaq.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.