Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: August 2017

No Image

Xilliga doorashada Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle oo la shaaciyay (Akhriso)

30th August 2017 admin 0

Guddiga doorashada Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa shaaca ka qaaday xilliga la qabanayo doorashada Madaxweynaha, iyagoo maanta soo bandhigay shuruudaha laga rabo Musharaxiinta u taagan […]

wiil

Daawo:Barmaamijka dareenka Shacabka oo looga hadlay Dilkii Maykaarabay,Jilib,bariire

30th August 2017 admin 0

Barmaamijka dareenka shacabka ee uu daadihiyo wariye Sarre Duraan Shirwac ee kabaxa tvga Hctv ayaa looga falanqooday dilalkii ka dhacay Maykaareeb ee gobolka Gedo, Jilib,iyo […]

wasiir

Wasiirka Waxbarashada oo sheegay inta badan Jaamacadaha dalka aanay Tayo laheyn

30th August 2017 admin 0

Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Daahir Cusmaan ayaa si kulul u weeraray jaamacadaha dalka ka howl gala, oo uu ku […]

Guddiga doorashada Madaxweynaha Hirshabeelle oo bilaabay qabashada codsiga Musharaxiinta

30th August 2017 admin 0

Guddiga doorashada Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa sheegay in la bilaabay qabashada codsiga musharaxiinta u taagan xilkaas. Guddoomiye kuxigeenka Guddiga doorashada Madaxweynaha Abuukar Xasan Cali […]

deg deg:Dagaal Beeleed ka socda duleedka Magaalada dhuusamareeb ee G/Galgaduud.

30th August 2017 admin 0

Dagaal Beeleed u dhaxeeyo Labo maleeshiyo Beeleed oo walaalo ah ayaa maanta ka bilaawday deegaanka Mirrig ee duleedka Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobalka Galgaduud. Dagaalka […]

(Sawiro) Ra’iisal wasaare Kheyrre oo maanta soo xiray Shirka Qaxootiga Soomaalida ee Ka socday magaalada Muqdisho

30th August 2017 admin 0

Xasan Cali kheyrre ra’iisal Wasaarada Soomaaliya ayaa maanta  soo xiray shirkii mudada saddexda maalmood ka socday Magaalada Muqdisho Kaas oo looga hadlaayay sidii dib u […]

No Image

Gudiga ay Dowladda Soomaaliya u xil saartay in ay soo baaraan weerarkii Bariire oo maanta soo gaba gabeynaya Baaritaankooda.

30th August 2017 admin 0

Gudiga ay Dowladda Soomaaliya u xil saartay dhibaatadii ka dhacday deegaanka Bariire ee gobalka Shabeelaha Hoose ayaa maanta lagu wadaa in ay soo gaba gabeeyaan […]

aqalka

Xildhibaan ka tirsan aqalka sare ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka digay in dhallinyarada laga shaqaaleysiinayo gobolkani Banaadir lagu salleeyo nidaamka 4.5, loona baahan yahay iney shaqeyso Soomaalinimada, aqoonta iyo kartida qofka

30th August 2017 admin 0

Xildhibaan Xuseen Sheekh Maxamuud oo lahadlay warbaahinta ayaa sheegay in dhallinyarada ay muhim tahay in lagu dhiiragaliyo aqoontooda. Waxa uu tilmaamay in ay doonayaan in […]

No Image

Madaxweyne farmaajo oo sheegay inay soomaaliya kala go,ay caalamkuna uusan ogoleyn.

30th August 2017 admin 0

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa sheegay in Soomaalida ay tahay dad mid ah oo aan kala go’ karin, isagoo xusay in si walba oo […]

Wasiirka warfaafinta oo Holand kula kulmay madaxda IOMPublished on

30th August 2017 admin 0

Wasiirka warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska xukuumadda Soomaaliya mudane C/raxmaan Cumar Cismaan Eng. Yarsiisow oo booqasho ku jooga dalka Holand  ayaa kulan la yeeshay madaxa hey’adda […]

Dagaal u dhaxeeyay maleeshiyaad oo ka dhacay Gobolka Mudug

30th August 2017 admin 0

Dagaal u dhaxeeyay laba maleeshiyo oo ka soo kala jeeda maamulada Puntland iyo Galmudug, ayaa wuxuu ka dhacay meel ku dhaw degaanka Godad ee Bariga […]

Gudoomiye Cusmaan” Doorashada Hirshabeelle si Caddaalad ah ayay ku dhaceysaa”

30th August 2017 admin 0

Gudoomiyaha Baarlamaanka maamulka Hirshabeelle Sheekh Cusmaan Barre Maxamed oo la hadlay Warbaahinta waxaa uu sheegay in doorashadda Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle ay ku dhici doonto Si […]

Burundi oo badalaysa labo guuto oo ka tirsan howlgalka midowga Afrika ee Amisom.

30th August 2017 admin 0

Wadarta Ciidamo gaaraya 1,819 askari oo ka Tirsan Ciidamadda Burundi ee Guutooyinka 44 aad iyo 45 aad ayaa bilaabay in ay Badalaan Guutooyinka 38 aad […]

No Image

Ahlusunna oo Ciidamadii ugu badnaa geysay duleedka Xeraale.

30th August 2017 admin 0

Sida ay noo Xaqiijiyeen dadka deegaanka ee ku sugan Magaalada dhuusamareeb eexl xarunta Gobalka Galgaduud maamulka Ahlusunna ayaa shalay galab dhuusamareeb ka diray Ku dhawaad […]

No Image

Booliska Kenya oo lagu eedeeyay Tacadiyo ku dhan ah Bini-aadinimada

30th August 2017 admin 0

Warbixin ay soo saartay Hay’adda u dooda xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch ayaa lagu sheegay in ay jiraan tacadiyo waa wayn ay Shacabka u […]

Posts pagination

« 1 2 3 … 30 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes