Wasiirka warfaafinta oo Holand kula kulmay madaxda IOMPublished on

Wasiirka warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska xukuumadda Soomaaliya mudane C/raxmaan Cumar Cismaan Eng. Yarsiisow oo booqasho ku jooga dalka Holand  ayaa kulan la yeeshay madaxa hey’adda socdaalkan aduunka ee IOM.

Wasiir Yariisow, ayaa warbixin ka siiyay xaaladda dalka iyo horumarka socda. Sidoo kale mas’uuliyiinta IOM ayay ka wada hadleen howlaha ay ka wadaan wadanka.

Mudane C/raxmaan Yariisow, wasiirka warfaafinta dalka ayaa hey’adda IOM u sheegay in loo baahan yahay in mashaariicda dalka ay ka fulinayaan ku saleeyaan baahida dalka ka jirta iyo qorshaha horumarinta qaranka

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.