Xilliga doorashada Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle oo la shaaciyay (Akhriso)

Guddiga doorashada Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa shaaca ka qaaday xilliga la qabanayo doorashada Madaxweynaha, iyagoo maanta soo bandhigay shuruudaha laga rabo Musharaxiinta u taagan xilkaas.

Qoraal ay soo saareen Guddiga doorashada Madaxweynaha ayaa waxay ku soo bandhigeen jadwalka doorashada, iyadoo doorashada Madaxweynaha la qabanayo 12-ka bisha September.

Sidoo kale Guddiga ayaa sheegay in 2-da bisha September oo ku beegan maalinta Sabtida ee soo socota ay bilaabaneyso araaji qabashada musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynha.

Halkan hoose ka akhriso

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.