Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: February 2017

xoolo

Maqal iyo Muqaal:Maxkamada Oo Geel Ku Wareejisay Aabaha Dhalay Wiil Koronto Ku Geeriyooday

6th February 2017 admin 0

Goobtii magtaan lagu wareejinaayey waxaa goobjoog ka ahaa Maamulka maxkamada,shirkada koronta laascanood iyo waxgarad iyo ehelkii waalidiinta wiilkooda dhintay Wiilkaan ayaa waxaa dilay kornto waxaauna […]

Gaadhi Anbalasa Oo Lagu Wareejiyay Cisbitaalka Magalada Berbera

6th February 2017 admin 0
galyr

Daawo: Cali Khaliif oo Loo Diiday in uu ka Duulo Garoonka Diyaaradaha Buuhoodle

5th February 2017 admin 0

Madaxweyna Puntland Gaas oo u dhoofay Muqdisho Ciidan Badana Sii watey

5th February 2017 admin 0

Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaaran uu hogaaminayo ayaa maanta gelinkii danbe safar ugu ambabaxay caasimada Muqdisho, Madaxweynaha Puntland ayaa waxaa […]

Maamulka Gobalka Banadir oo sheegay in wadooyinka Muqdisho loo xiri doono Doorashada Madaxweynaha

5th February 2017 admin 0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Mudisho Juusuf Xuseen Jimcaale oo maanta Bahda warbaahinta Shir Jaraa’id ugu qabtay magaalada muqdisho ayaa ku dhawaaqay in maalinta […]

No Image

Dhageyso:Balanbal Itoobiya oo soo Food saartey Cunto La’aan iyo Barakacayaal kusoo qulqulaya Degmada Balanbal

5th February 2017 admin 0

Boqolaal Barakacyaal ay oo saameysey abaaraha kajira Itoobiya ayaa soo gaarey degmada Balanbal ee gobolka galgaduud, Gudoomiyaha degmada Balabal Faarax Jaamac Xayle ayaa war bixiyey […]

xared

Guddoomiye Kuxigeenka Baarlamaanka Galmudug oo loo diiday inuu Cadaado yimaado

5th February 2017 admin 0

Wafdi uu Hogaaminayay Guddoomiye Kuxigeenka Koowaad ee Baarlamaanka Galmudug Xareed Cali Xareed oo ka duulay Muqdisho ayaa loo diiday in ay ka degaan Garoonka Cadaado, […]

Dhageyso:Goobtii lagu qabanayo doorashadda Madaxweynaha oo La Badalay sababtoo ah taliyaha booliska oo laga shakiyey

5th February 2017 admin 0

Guddiga Doorashadda Madaxweynaha JFS ayaa Shaaciyay in laga wareejiyay dugsiga tababarka ciidamada Boliiska Jen Kaahiye oo lagu waday in ay ka dhacdo doorashada madaxweynaha, kaddib […]

rashin

Muuqaal iyo Maqal:Qasaaro Dhimasho iyo dhaawac oo Kadhashey Goob raashin lagu qaybinaayey

5th February 2017 admin 0
isbitaal

In kabadan 10 qof oo ku sumoobey raashiin ay cunneen ayaa la soo dhigay isbitalka guud Cadaado

5th February 2017 admin 0

11 qof ayaa 24-kii saac ee ugu dambeeyey la gaarsiiyey isbitaalka guud ee magaalada Cadaado, kuwaas oo la aaminsanyahay inay ku sumoobeen raashin ay cuneen. […]

camey

Dhageyso:Madaxwayne Kuxigeenta Puntland General Gabre Waa In Laga Saaraa Dalka Somaliya

5th February 2017 admin 0

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar “Camey” ayaa sheegay in ay tahay muhiim General Gabre dalka in laga saaro waxaa kaluu sheegay in gabre […]

bosas

Ganacsatada yar yar ee wax ku iibisa hareeraha wadooyinka waawayn ee magaalada Bosaso ayaa KA cabanaya

5th February 2017 admin 0
faysal

Maqal iyo Muqaal:Faysal Cali waraabe ayaa eedayn usoo Jeediyey Musharaxiinta Madaxwaynaha Soomaliya

4th February 2017 admin 0

Hogaamiyaha xisbiga mucaaradka ee Soomaaliland Faysal Cali Waraabe ayaa eedeeyey usoo jeediyey Musharaxiinta madaxwaynaha Soomaaliya inay weerar ku tihiin maamulka Soomaaliland asagoo sidoo kalena Xasan […]

Maqal iyo Muuqaal:Siyaasiyiin ka digay in Faragalin Lagu hayo Doorashada Madaxwaynaha Dalka Soomaliya

4th February 2017 admin 0

Kulan Balaaran oo ay isgu yimaadeen asxaabta Siyaasiyeed ee dalka Soomaliyeed oo kadhacay Muqdisho ayaa waxaay sheegeen in faragalin xooganlagu hayo doorashada Madaxwaynaha soomaliya Gaar […]

mayd

Aaskii 3 Soomaalia ah oo lagu dilay wadanka South africa ayaa kadhacay Capetown

4th February 2017 admin 0

Magaalada CapeTown ee wadalka South Africa ayaa waxaa Lagu dilay allaha unaxariistee sadex Ganacsato soomali ah waxaana dilay koox Tuuga ah mana ahan markii ugu […]

Posts pagination

« 1 … 16 17 18 … 21 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes