Maqal iyo Muqaal:Faysal Cali waraabe ayaa eedayn usoo Jeediyey Musharaxiinta Madaxwaynaha Soomaliya

faysal

Hogaamiyaha xisbiga mucaaradka ee Soomaaliland Faysal Cali Waraabe ayaa eedeeyey usoo jeediyey Musharaxiinta madaxwaynaha Soomaaliya inay weerar ku tihiin maamulka Soomaaliland asagoo sidoo kalena Xasan shiiq ku eedeeyey inuu kala jarjaray somaliyana ma midayn karo ayauu yiri. ugu dambeyntii ayuu Baaq udiray Barlaamka Labada aqal isagoo yiri shacbkiina uhiiliya oo lacag ha qaadanina.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.