Maqal iyo Muuqaal:Siyaasiyiin ka digay in Faragalin Lagu hayo Doorashada Madaxwaynaha Dalka Soomaliya

Kulan Balaaran oo ay isgu yimaadeen asxaabta Siyaasiyeed ee dalka Soomaliyeed oo kadhacay Muqdisho ayaa waxaay sheegeen in faragalin xooganlagu hayo doorashada Madaxwaynaha soomaliya Gaar ahaan wadamada dariska ah kulan kaan waxaa kaqayb galay qayma kamida xisbiyada dalka.


Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.