Aaskii 3 Soomaalia ah oo lagu dilay wadanka South africa ayaa kadhacay Capetown

mayd

Magaalada CapeTown ee wadalka South Africa ayaa waxaa Lagu dilay allaha unaxariistee sadex Ganacsato soomali ah waxaana dilay koox Tuuga ah mana ahan markii ugu horeysay oo dhib loo gaysto buslhada soomaliyeed ee kudhaqan wadanka south africa. sadexda wiil ayaa waxaa lakala dhahaa Mahad salaad, Muxuyadiin Geedi Cali iyo Maxamed cabdi Cali.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.