Dhageyso:Madaxwayne Kuxigeenta Puntland General Gabre Waa In Laga Saaraa Dalka Somaliya

camey

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar “Camey” ayaa sheegay in ay tahay muhiim General Gabre dalka in laga saaro waxaa kaluu sheegay in gabre aysan itoobiya aqoon oo shaqsi yahay shacabka soomaliyeedna xaq uleeyihiin in Gabre lacayrsho.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.