In kabadan 10 qof oo ku sumoobey raashiin ay cunneen ayaa la soo dhigay isbitalka guud Cadaado

isbitaal

11 qof ayaa 24-kii saac ee ugu dambeeyey la gaarsiiyey isbitaalka guud ee magaalada Cadaado, kuwaas oo la aaminsanyahay inay ku sumoobeen raashin ay cuneen. dadka waxay isugu jiraan carruur ah,Dumar.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.