Madaxweyna Puntland Gaas oo u dhoofay Muqdisho Ciidan Badana Sii watey

Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaaran uu hogaaminayo ayaa maanta gelinkii danbe safar ugu ambabaxay caasimada Muqdisho, Madaxweynaha Puntland ayaa waxaa safarka ku wehelinayey gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Axmed Cali Xaashi iyo Madax kala duwan masuuliyiin ka tirsan goloyaasha Puntland iyo saraakiisha madaxtooyada Puntland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.