Maamulka Gobalka Banadir oo sheegay in wadooyinka Muqdisho loo xiri doono Doorashada Madaxweynaha

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Mudisho Juusuf Xuseen Jimcaale oo maanta Bahda warbaahinta Shir Jaraa’id ugu qabtay magaalada muqdisho ayaa ku dhawaaqay in maalinta Barri ah wixii kadambeeya ay xiran tahay magaalada shacabkana looga baahan yahay wada shaqayn.

Sababaha loo xirayo waddooyinka magaalada ayuu ku sheegay guddoomiyaha Gobolka arrimo la xiriira doorashada Madaxweynaha jamhuuriyadda oo lagu wado in ay ka dhacdo magaalada Muqdisho maalinta Arbacada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.