Dhageyso:Balanbal Itoobiya oo soo Food saartey Cunto La’aan iyo Barakacayaal kusoo qulqulaya Degmada Balanbal

Boqolaal Barakacyaal ay oo saameysey abaaraha kajira Itoobiya ayaa soo gaarey degmada Balanbal ee gobolka galgaduud, Gudoomiyaha degmada Balabal Faarax Jaamac Xayle ayaa war bixiyey Barakacayashaan ayaa sheegey in Gurmad dag daga dadkaan lala soo gaaro.
Hoos kadhageyso

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.