Guddoomiye Kuxigeenka Baarlamaanka Galmudug oo loo diiday inuu Cadaado yimaado

xared

Wafdi uu Hogaaminayay Guddoomiye Kuxigeenka Koowaad ee Baarlamaanka Galmudug Xareed Cali Xareed oo ka duulay Muqdisho ayaa loo diiday in ay ka degaan Garoonka Cadaado, waxaana Diyaaradii waday ay dib ugu soo laabatay Muqdisho, Dhawaan bay ahayd ahayd Markii Baarlamaanka Galmudug ay xilka kaqaadeen Madaxwaynihii Galmududg C/kariim Guuleed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.