Dhageyso:Goobtii lagu qabanayo doorashadda Madaxweynaha oo La Badalay sababtoo ah taliyaha booliska oo laga shakiyey

Guddiga Doorashadda Madaxweynaha JFS ayaa Shaaciyay in laga wareejiyay dugsiga tababarka ciidamada Boliiska Jen Kaahiye oo lagu waday in ay ka dhacdo doorashada madaxweynaha, kaddib cabsho ka timid qaar ka mid ah musharraxiinta u tartamaya xilka madaxweynaha..

Xildhibaan Beyle ayaa sheegay in guddiga doorashadda ay go’aamiyeen doorashadu in ay ka dhacdo Xarunta Afisyooni ee ciidamada Cirka, halkaa soo u dhaxeysa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde iyo Dugsiga Tababarka Booliska ee Jen Kaahiye ayuu yiri Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo u warramay VOA.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.