Maqal iyo Muqaal:Maxkamada Oo Geel Ku Wareejisay Aabaha Dhalay Wiil Koronto Ku Geeriyooday

xoolo

Goobtii magtaan lagu wareejinaayey waxaa goobjoog ka ahaa Maamulka maxkamada,shirkada koronta laascanood iyo waxgarad iyo ehelkii waalidiinta wiilkooda dhintay Wiilkaan ayaa waxaa dilay kornto waxaauna ushaqeynayey shirkada korontada ee Laascanood waxayna bixiyeen mag dhan bool halaad.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.