Maqal iyo Muuqaal:Xildhibaanada Galmudug oo kawarbixiyey qaabkii iyaga iyo g/kixigeenka Loo soo Celiyey

xared

Wafdi uu Hogaaminayay Guddoomiye Kuxigeenka Koowaad ee Baarlamaanka Galmudug Xareed Cali Xareed oo ka duulay Garoonka Aadan Cadde loo diiday in ay ka degaan Garoonka Cadaado, waxaana Diyaaradii waday ay dib ugu soo laabatay Muqdisho Xildhibaanada ayaa sheegey in diyarada amar laga soo siiyey Muqdisho oo lagu yiri diyaarada dib ha ugu soo noqoto Xamer.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.