Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: January 2017

DAAWO: Aqoonyahan ugu Baaqay Maamulka Jubbaland in ay joojiyaan Caburinta ay ku hayaan Wariyayaasha Madaxa banaan.

8th January 2017 admin 0

Iyadoo waayadii dambe ay isa soo tarayeen Tacadiyadaha iyo caburinta lagula kacayay Bahda warbaahinta madaxabanaan uu Jubbaland kahawl gasha ayaa waxaa caburintaasi ka hadlay aqoonyahano […]

xidig

Daawo:Maamulka iyo Shacabka Jubbaland oo kahoryimid Musharaxnimada Cabdirashiid Xidig.

8th January 2017 admin 0

Iyadoo dhawaan laguwado in muqdisho ay ka qabsoonto Doorashada Gudoonka Baarlamaanka ayaa qaar kamid ah musharixiinta waxaa soo wajahay kalsooni kala noqosho bulsho iyo mid […]

Xildhibaanno ka qeyb galay dhallinyaro la barayo xirfado ay ku shaqeystaan

8th January 2017 admin 0

Guddoomiyaha Degmada Kaaran,Xildhibaano ka tirsan Barlamaanka Soomaaliya iyo mas’uuliyiin kale ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu furayey shaqa abuur ay xarunta dhiira gelinta Haweenka oo […]

Daawo:Xildhibaano Ka Tirsan Galmudug Oo Hor Istaag Lagu Sameeyay Xarun Ay Ku Shiri Lahaayeen

8th January 2017 admin 0

xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Galmudug ayaa sheegay in Madaxweyne ku xigeenka Galmudug uu hor istaagay kala fadhigii ay yeelan lahaayeen xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Galmudug, Waxaayna sheegeen […]

qarax

Qaraxyo ka dhacay Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir oo qasaaro gaystey

7th January 2017 admin 0

Kooxo hubeysan ayaa lagu soo waramayaa in Caawa labo Bam gacmeed ay ku weerareen Maqaaxi ku taalla Isgooyska Tarbuunka ee Magaalada Muqdisho Ku dhawaad 10 […]

Taliyaha ciidanka dalka Uganda Gen. Katumba ayaa booqday Baraawe

7th January 2017 admin 0

Taliyaha ciidanka dalka Uganda General Katumba Wamala oo weheliyaan saraakiil ka tirsan ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed iyo taliyaha ciidanka AMISOM Janaraal Cismaan Nuur Subagle, ayaa […]

Daawo:Schoolka Agoonta Ee Maamo Orphan Ee Magaalada Cabudwaq Oo Jaliyada Dibada Ka Codsaday In ka Qayb Qaatan dhismaha xarunta

7th January 2017 admin 0

Iskoolka Agoonta Cabudwaq ee Maamo Orphan oo munaasabadii xiritankiisa oo ay kaso qayb galeen bulshada qaybaheda kala duwan ayaa ugu baaqay jaaliyada dibada iyo cid […]

No Image

Galmudug:Mooshin xilalka looga qaadi lahaa Madaxda Galmudug oo la hor istaagay “Masawiro”

7th January 2017 admin 0

xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Galmudug ayaa sheegay in Madaxweyne ku xigeenka Galmudug uu maanta hor istaagay kala fadhigii ay yeelan lahaayeen xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Galmudug, Waxaayna […]

diyarada

Daawo: Shirkadaha Duullimaadka oo kusoo badanaya Degmada Doolow Gobolka Gedo

7th January 2017 admin 0

Shirkadaha duulimaadka u kala goosha soomaliya iyo africa ayaa kusoo badanaya Degmada Doolow Gobolka Gedo, Bulshada Doolow ayaa aad usoo dhaweeyey adeegaan diyaaradaha oo joogtada […]

Daawo: Muwaadin soomaaliyeed oo isku dilay dalka koonfur afrika

7th January 2017 admin 0

Dalka Koonfur Afrika ayaa ku caan baxay dilalka Soomalida loogeysto iyo hantidooda oo laboobo, taasi hada mid kabadalan ayaa kadhacaday koonfur afrika gaar ahaan xaafada […]

qamro

Mandooriyaha Khamriga oo lagu soo qabtay magaalada Garoowe oo lagubay

7th January 2017 admin 0
No Image

Daawo: Dadwaynaha ku dhaqan Muqdisho ayaa sheegay Farmaajo inuu yahay kan ugu shacbiyada badan

7th January 2017 admin 0

Gudiga Nabadeenta Caabudwaaq oo kawarbixiyay Howlihii Nabada iyo Abaarta, eedayna usoojeediyey ururo qaswadayaal ah

6th January 2017 admin 0

Gudiga Nabadeenta  ee Magaalada Caabudwaaq oo kawarbixiyay Howlihii Nabada ee ay ka qabteen Magaalada Caabudwaaq Iyo Heerka Abaarta ee Deegaanada Waqooyiga Gobalka Galgaduud , gudigaan […]

xidig

XOG: Khilaafka Axmed Madoobe iyo Cadbirashiid Xidig oo dibada u soo baxay kadib ..

6th January 2017 admin 0

Waxaa si rasmi ah usoo shaacbaxay Khilaaf siyaasadeed oo u dhaxeeya Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe iyo Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xidig, kaasi oo salka ku haya […]

ustaad

Xasan Qabyo 4 Sanoo Qabyoo Qaranku Maqaadi karo W/Q Ustaadka Ummadda

6th January 2017 admin 0

Asc:- Haanta Qaybyada ah: ” Ustaadka Ummadda siddaad ku barateenba waa Qalinka Ummadda, waanna lagama maarmaan innuu u bidhaamiyo shacab kiisa fasirka dadban iyo ujeedka […]

Posts pagination

« 1 … 17 18 19 … 22 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes