Taliyaha ciidanka dalka Uganda Gen. Katumba ayaa booqday Baraawe

Taliyaha ciidanka dalka Uganda General Katumba Wamala oo weheliyaan saraakiil ka tirsan ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed iyo taliyaha ciidanka AMISOM Janaraal Cismaan Nuur Subagle, ayaa waxaa uu kormeerey xeryaha ciidanka midowga Afrika AMIOSM ay ku leeyihiin Baraawe ee gobolka Shabeelaha hoose.
Janaraal Katumba Wamala oo hadal u jeediyay ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed ee ka howlgala deegaanadaas ayaa waxaa uu ku booriyay in ay u diyaargaroobaan sidii ula wareeji lahaayeen amniga wadanka.

ugaandh

ugandh

ugandha

ugndha

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.