Daawo:Schoolka Agoonta Ee Maamo Orphan Ee Magaalada Cabudwaq Oo Jaliyada Dibada Ka Codsaday In ka Qayb Qaatan dhismaha xarunta

Iskoolka Agoonta Cabudwaq ee Maamo Orphan oo munaasabadii xiritankiisa oo ay kaso qayb galeen bulshada qaybaheda kala duwan ayaa ugu baaqay jaaliyada dibada iyo cid kasra oo ka damqanaysa Agoontaas in ay ka saacidaan sidii loogu dhisi lahaa xarun wax kagu baro madaama ay hada ku jiraan guri kiro ah Schoolka oo mudo 9bil ah ka furan magaalada caabudwaq waxana dhigta arday gaaraysa ilaa 130 arday xarunta scholka oo ah mid kira ah ayaa maamulka gacanta ku haya ay ka codsadeen jaaliyada dibada iyo cid kasta in ay kabqayb qataan dhisida school ay iska leeyihin caruurta agoonta ah ee Caabudwaq.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.