Galmudug:Mooshin xilalka looga qaadi lahaa Madaxda Galmudug oo la hor istaagay “Masawiro”

xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Galmudug ayaa sheegay in Madaxweyne ku xigeenka Galmudug uu maanta hor istaagay kala fadhigii ay yeelan lahaayeen xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Galmudug, Waxaayna sheegeen in kulanka Baarlamaanka looga hadli lahaa sidii xilka looga qaadi lahaa gudoomiyaha Baarlamaanka maamulka Galmudug Cali Gacal Casir, madaxwaynah, iyo kuxigeenka

Waxaay sidoo kale sheegeen in doonayaan in ay la xisaabtamaan madaxda maamulka Galmudug.Duraan ayaa sheegay in kulanka Baarlamaanka ay hor istaageen ciidamo uu watay Madaxweyne kuxigeenka Galmudug.
baargal

bargal

bargalm

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.