Daawo: Shirkadaha Duullimaadka oo kusoo badanaya Degmada Doolow Gobolka Gedo

diyarada

Shirkadaha duulimaadka u kala goosha soomaliya iyo africa ayaa kusoo badanaya Degmada Doolow Gobolka Gedo, Bulshada Doolow ayaa aad usoo dhaweeyey adeegaan diyaaradaha oo joogtada ah ugana mahadceliyey shirkadaha diyaradaha shaqadey uhayaan bulshada.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.