Daawo: Muwaadin soomaaliyeed oo isku dilay dalka koonfur afrika

Dalka Koonfur Afrika ayaa ku caan baxay dilalka Soomalida loogeysto iyo hantidooda oo laboobo, taasi hada mid kabadalan ayaa kadhacaday koonfur afrika gaar ahaan xaafada soomalida ubadan tahay ee Johannesburg markii wiil soomaliyeed ay dileen soomali kale oo ku hubaysan bastoolado ujeedka ay udileena lama yaqaano.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.