Qaraxyo ka dhacay Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir oo qasaaro gaystey

qarax

Kooxo hubeysan ayaa lagu soo waramayaa in Caawa labo Bam gacmeed ay ku weerareen Maqaaxi ku taalla Isgooyska Tarbuunka ee Magaalada Muqdisho Ku dhawaad 10 Qof ayaa Dhimasho iyo Dhaawac ay ka soo gaartay Qaraxyada Miino ee Caawa ka dhacay Maqaayadda ku taalla Tarabuunka. Ciidamada Amniga ayaa goobta Xiray waxaana halkaas ay ka wadaan Baaritaano iyadoo Gaadiidka Gurmadka deg Dega ah ay qaadeen Dadkii ay Dhimashada iyo dhaawacu uu ka soo gaaray.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.